Zahra Mohamed

Zahra Mohamed
Mental Health Practitioner

Zahra is a mental health practitioner who graduated from Minnesota State University with a Bachelor of Social Work degree. Zahra is a licensed social worker who currently works as a CTSS and ARHMS worker. Zahra believes in the importance of making mental health care accessible to everyone including immigrants and marginalized communities.

Zahra waxay ka shaqaysa qaybta caafimadka maskaxda. Zahra waxay ka qalin jabisay jamacada Minnesota State University. Zahra waa social worker, ciyaalka iyo dadka waweyan labadaba la shaqaysa.  Zahra waxay aqoonsantahy muhiimada ay ladahay caafimaad ka maskaxda ina dadka oo dhan la gaadhsiyo.